Qaraxyo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta qaraxyo khasaaro badan geestay uu ka dhacay deegaano kuyaalla duleedka magaaladaasi. Sida aan wararka ku heleyno qaraxyo loo adeegsaday miinooyin hareeraha waddooyinka la galiyay ayaa ka dhacay inta u dhaxeysa magaalada Kismaayo iyo deegaanka Buula Xaaji , waxaana qaraxyadaasi ka … Continue reading Qaraxyo dad badan ku dhinteen oo ka dhacay Duleedka magaalada Kismaayo